(Daawo Sawirro) Askartii lagu dhaawacay Aw-dheegle & Bariire oo Muqdisho la keenay

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somalia Xasan Xuseen Xaaji ayaa ku booqday Isbitaalka xoogga ee magaalada Muqdisho dhaawacyada askar ka tirsan ciidanka Gorgor oo ku soo dhaawacmay weeraradii shalay Al-shabaab ku qaadeen Bariire iyo Aw-dheegle. Xasan Xuseen Xaaji ayaa mid mid u wareystay askarta dhaawaca ah iyo xaaladooda, isagoo warbixin ka dhegeystay dhaqaatiirta la tacaaleysa. “Waxaad ku … Continue reading (Daawo Sawirro) Askartii lagu dhaawacay Aw-dheegle & Bariire oo Muqdisho la keenay